WAJAALE NEWS

Magaalada Wajaale Iyo Qaabkii Looga Xusay Maalinta Qarnnimada Somaliland Ee 18may.

WAJAALE(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale oo ay horkacayaan maamulka degmada iyo masuuliyiin ka socday xukuumada dhexe ayaa siwyan uxusay maalinta qarannimada somaliland ee 18may

Sidoo kale masuuliyiinta degmada iyo xubno ka socday xukuumada dhexe ayaa shacabka kala hadlay qiimaha ay leedahay xuska qarannimada somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version