Xukuumada Somaliland Go,aamo Culus Dul Dhigtay Beelihii Dirirtu Ku Dhexmartay Deegaano Katirsan Gobolka Togdheer | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Go,aamo Culus Dul Dhigtay Beelihii Dirirtu Ku Dhexmartay Deegaano Katirsan Gobolka Togdheer
May 19, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Gudida xukuumada ee u xil saran xal uhelida shaqaaqo deegaanka cali saahid ku dhexmartay laba beelood oo wada dega gobolka togdheer kuwaasi oo maalmihi udanbeeyay xukuumada iyo madaxdhaqameedka labadan beelood ku hawlanaayeen sidii loo damin lahaa

Wasiitka wasaarada arimaha gudaha oo ku hadlayay afka gudida xukuumada ee arintan ujoogta magaalada burco ayaa awaamiir culus dul dhigay beelihii dirirtu dhexmartay isagoo sheegay in aan la arki Karin ciidan beeloodyo isku urursadan deegaanadani islamarkaana ay ku kala noqdaan meelihii ay ka yimaadeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS