WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Go,aamo Culus Dul Dhigtay Beelihii Dirirtu Ku Dhexmartay Deegaano Katirsan Gobolka Togdheer

BURCO(W,N)-Gudida xukuumada ee u xil saran xal uhelida shaqaaqo deegaanka cali saahid ku dhexmartay laba beelood oo wada dega gobolka togdheer kuwaasi oo maalmihi udanbeeyay xukuumada iyo madaxdhaqameedka labadan beelood ku hawlanaayeen sidii loo damin lahaa

Wasiitka wasaarada arimaha gudaha oo ku hadlayay afka gudida xukuumada ee arintan ujoogta magaalada burco ayaa awaamiir culus dul dhigay beelihii dirirtu dhexmartay isagoo sheegay in aan la arki Karin ciidan beeloodyo isku urursadan deegaanadani islamarkaana ay ku kala noqdaan meelihii ay ka yimaadeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version