Maayarka Magaalada Ceerigaabo Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelo Ku Diriray Deegaano Katirsan Gobolka Togdheer. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Ceerigaabo Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelo Ku Diriray Deegaano Katirsan Gobolka Togdheer.
May 20, 2023 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Maayarka magaalada Ceerigaabo Ismaaciil xaaji Nuur ayaa beelaha walaalo ah ee dhawaan dirirtu ku dhexmartay deegaano katirsan gobolka Togdheer ugu baaqay in ay colaada joojiyaan islamarkaana ka wada hadleen wixii ay ku muransan yihiin.

COMMENTS
LINKS