WAJAALE NEWS

Maayarka Magaalada Ceerigaabo Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelo Ku Diriray Deegaano Katirsan Gobolka Togdheer.

CEERIGAABO(W,N)-Maayarka magaalada Ceerigaabo Ismaaciil xaaji Nuur ayaa beelaha walaalo ah ee dhawaan dirirtu ku dhexmartay deegaano katirsan gobolka Togdheer ugu baaqay in ay colaada joojiyaan islamarkaana ka wada hadleen wixii ay ku muransan yihiin.

Exit mobile version