Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Jsl Oo Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Canada Kala Qaybgalay Xuska 18may! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Jsl Oo Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Canada Kala Qaybgalay Xuska 18may!
May 20, 2023 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

TORONTO(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland Cali Xaamudoo safar ku jooga dalka Canada ayaa jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan magaalada Toronto kala qaybgalay xuska maalinta qarrannimada Somaliland ee 18may oo ay siwayn usoo abaabuleen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS