Xubno Katirsan Golaha Wasiirada Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Beeraha Wax Soo Saarka Ee Gobolka Saraar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xubno Katirsan Golaha Wasiirada Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Beeraha Wax Soo Saarka Ee Gobolka Saraar.
May 20, 2023 - Written by Editor:

CAYNABO(W,N)-Wasiirada beeraha,xidhiidhka golayaasha iyo masuuliyiin kale oo ku sugan gobolka saraar ayaa kormeer kusoo maray beeraha wax soo saarka ee gobolka saraar halkaasi oo wasiirka beeruhu ka sheegay cadadka ay sanadkan ka wasaaradan ahaan uqodayaan beeraha iyo siidhka ay ku caawinayaan dadka beeralayda ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS