Dekeda Berbera Oo Kaalinta Labaad Ka Gashay Qiimayn Lagu Sameeyay Dekedaha Geeska Africa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dekeda Berbera Oo Kaalinta Labaad Ka Gashay Qiimayn Lagu Sameeyay Dekedaha Geeska Africa.
May 20, 2023 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

BERBERA(W,N)-Marsada caalamiga ee berbera ayaa kaalinta labaad ka gashay qiimayn lagu sameeyay adeega dekeda qaarada Africa gaar ahaan wadamada saxaha ka hoose ee Africa

Talaabadani ayaa oqonaysa mid guul wayn u ah dekeda berbera oo mudo kooban ku samaysay dadaalo wayn iyo horumar dhinaca adeeg bixinta ah.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS