WAJAALE NEWS

Dekeda Berbera Oo Kaalinta Labaad Ka Gashay Qiimayn Lagu Sameeyay Dekedaha Geeska Africa.

BERBERA(W,N)-Marsada caalamiga ee berbera ayaa kaalinta labaad ka gashay qiimayn lagu sameeyay adeega dekeda qaarada Africa gaar ahaan wadamada saxaha ka hoose ee Africa

Talaabadani ayaa oqonaysa mid guul wayn u ah dekeda berbera oo mudo kooban ku samaysay dadaalo wayn iyo horumar dhinaca adeeg bixinta ah.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version