Xarunta Xuquuqal Iisaanka Madaxa Banaan Oo Canbaaraysa Xadhiga Xukuumadu kula Kacday Suxufiyad Bushaaro Baaday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xarunta Xuquuqal Iisaanka Madaxa Banaan Oo Canbaaraysa Xadhiga Xukuumadu kula Kacday Suxufiyad Bushaaro Baaday.
May 21, 2023 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Xarunta xuquuqal iisaanka madaxa banana ee Somaliland ayaa canbaaraysay xadhiga xukuumada Somaliland kula kacday saxafiyad bushaaro baaday oo mudo shan cisho ah ku xidhan saldhiga dhexe ee magaalada hargaysa iyadoo laga soo qabtay magaalo xuduudeedka wajaale.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS