WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Duulaanka Lagu Soo Qaaday!

UK(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa jaaliyada Somaliland ee dalka uk kala qaybgalay munaasibada xuska 18may oo lagu qabtay magaalada London

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa si qotodheer uga hadlay xaalada dalka dagaalka laascanood iyo wada hadalada Somaliland iyo somaliya

Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa dhaliilo xoogan ujeediyay maamulka somaliya iyo ergayga uu xasan sheikh umagacaabay wadahadalada Somaliland oo isagu si khaldan uga hadlay xuska qadiyada Somaliland.

Exit mobile version