WAJAALE NEWS

Marwo Adna Aadan Oo Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Uk Uga Xog Warantay Marxaladihii Uu Dalku Soo Maray!

LONDON(W,N)-Ergayga gaarka ah ee somaliland uqaabilsan wadahadalada somaliya marwo Drs Adna Aadan ismaaciil oo jaaliyada reer Somaliland ee dalka UK kaga qaybgashay xuska munaasibada 32guurada maalinta qarannimada jsl ee 18may ayaa ka warantay marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay Somaliland iyo dhismaheega dawladnimo iyo halka imika ay marayso iyadoo sheegay in hada caalamku kusoo hirto waxyaabaha ay suurto galisay Somaliland kuwaasi oo ah kuwo lagu faano.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version