WAJAALE NEWS

Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo War Cusub Kasoo Saartay Liisanka Ururada Cusub Iyo Wakhtiga Uu Dhacayo!

HARGAYSA(W,N)-Gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo kala reebista asxaabta Somaliland oo tababar ufurtay urursiyaasadeedyada cusub ayaa ka hadashay wakhtiga ay dhacayaan liisanka ururada siyaasada ee cusub iyo xaqiiqada wararka ka hadlaya liisanka ay ay haystaan ururada cusub

Sidoo kale komishaneer muxiyadiin oo katirsan gudida diwaangalinta ururada ayaa faah faahin ka bixiyay wakhtiga uu dhacayo liisanka ururada iyo nuxurka ay xanbaarsanayd taariikhda ku qoran shahaadadii ay siiyeen ururada cusub iyo liisanka sedexda xisbi qaran ee hore ujiray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version