WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Ku Meelgaadhaka ah ee Ururka Shacabka Oo Dadafeeyey Warqad kasoo Baxday Gudida Ururada Somaliland.

Hargeisa(W.N):-Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi Timo Gudoomiyaha Ku meelgaadhka ah ee ururka shacabka somaliland oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada hargeisa ayaa meel adag iska taagay war ay soosaareen gudida ururada somaliland nuqulka warqad kasoo baxday oo lagu baahiyey baraha bulshada ayaa si adag uga jawaabay kana hadlay arrimo kale.

Exit mobile version