Mudanayaasha Golaha Guurtida Oo Saaka Loo Qaybiyay Xeerka Doorashooyinka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mudanayaasha Golaha Guurtida Oo Saaka Loo Qaybiyay Xeerka Doorashooyinka
November 14, 2023 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Golaha guurtida Somaliland ayaa saaka loo qaybiyay xeerarkii Doorashooyinka isa saarka ah ee dhawaan golaha wakiilada Somalilnad ansixiyeen.

Guddoomiye Saleebaan ayaa mudanayaasha u sheegay in ay soo akhriyaan xeerarkan.

COMMENTS
LINKS