Garyaqaan Guuleed Dafac oo Dhaliilo Xoogan Ujeediyay Maayarka Caasimada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garyaqaan Guuleed Dafac oo Dhaliilo Xoogan Ujeediyay Maayarka Caasimada Hargaysa
November 18, 2023 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Guueed Dafac oo kamida sharciyaqaada Somaliland ayaa ka hadlay dhulka danta guud ee dawladu sida sharciga baalmarsan uxaraashtay iyagoo maayarka caasimada ku dhaliilay sida uu uga aamusan yahay dhulka la iibiyay ee gudaha magaalada hargaysa oo isaga iyo golihiisa deegaanka masuuliyadi ka saran tahay.

COMMENTS
LINKS