Saraakiil Katirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Taiwan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Saraakiil Katirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Taiwan
February 29, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland s/g nuux ismaaciil taani iyo wakiilka dalka Taiwan ufadhiya Somaliland ayaa maanta sobootiyay saraakiil ciidamada qaranka katirsan oo deeq waxbarasho ka helay dalka Taiwan.

Sidoo kale safiirka dalka Taiwan ufadhiya Somaliland ayaa sheegay in ay kor uqaadayanaa taageerada ay siiyaan ciidamada qaranka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS