Dib Umilicso Dadaaladii Qadiyada Ictiraaf Raadinta Somaliland Iyo Waftigii Midowga Africa Ee Socdaalka Ku Yimid 2005. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dib Umilicso Dadaaladii Qadiyada Ictiraaf Raadinta Somaliland Iyo Waftigii Midowga Africa Ee Socdaalka Ku Yimid 2005.
March 1, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dadaalada Ictiraaf raadinta jamhuuriyada Somaliland ayaa marxalado kala duwan soo maray kuwaasi oo 2005 uu midowga Africa Somaliland usoo direen waftiga xaqiiqa raadinta kaasi oo kulamo la qaatay golayaasha guurtida wakiilada iyo xukuumada

HALKAN KAGA BOGO MILICSIGA MUUQAALKA WAFTIGAA;

 

COMMENTS
LINKS