Gudoomiye Kuxigeenka Kowaad Ee Xisbiga kulmiye Oo Kulamo La Qaatay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Arabsiyo, Wajaale Iyo Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Kowaad Ee Xisbiga kulmiye Oo Kulamo La Qaatay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Arabsiyo, Wajaale Iyo Gabiley
March 1, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbi xaakimka kulmiye cabdicasiis maxamed samaale ayaa maanta oo jimce safar ku tagay gobolka gabiley isagoo kulamo kala duwan la qaatay qaybaha bulshada ku dhaqan magaalada arabsiyo, cuqaasha iyo waxgaradka gobolka gabiley iyo shacabka iyo maamulka magaalada wajaale

Gudoomiye cabdicasiis samaale ayaa ka hadlay ujeedada safarkiisa iyo kulamada uu la qaatay shacabka gobolka gabiley

Dhanka kale qaarkamid ah shacabka ku dhaqan wajaale iyo arabsiyo ayaa ka dareen celiyay booqasha uu ugu yimid gudoomiye kuxigeenka xisbiga kulmiye.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS