WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Maayar Mooge Iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargaysa

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha gudaha somalilnd ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu maalinta sabtida ee bari kulan iskugu yeedhay maayarka caasimada hargaysa iyo xildhibaanada golaha deegaanka degmada hargaysa kaasi oo aan la shaacin waxa uu daaran yahay iyo arimaha lagaga hadli doono.

Exit mobile version