Xildhibaan Aamina Cilmi Fariid Oo Iska Casishay Gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Aamina Cilmi Fariid Oo Iska Casishay Gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Iyo Sobobta!
March 2, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)-Xildhibaan Aamina Cilmi Fariid ooah gabadha kaliya ee katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa iska casishay gudida arimaha bulshada oo ay kamid ahayd

Sidoo kale Xildhibaan Aamin ayaa faah faahin ka bixisay sobobta ay gudidan iskaga casishay iyo arimaha caqliyada ka baxsan ee ka dhex taagan xildhibaanada golaha wakiilada.

COMMENTS
LINKS