Taliska Ciidanka Booliska Ee Gobolka Sanaag Oo Ka Warbixiyay Dil Habeenkii Xalay Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Ee Gobolka Sanaag Oo Ka Warbixiyay Dil Habeenkii Xalay Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo!
March 2, 2024 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Taliska Ciidamada Booliska ee Gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyay dil habeenkii xalay ka dhacay magaalada ceerigaabo oo wiil dhalinyaro ahi oo ku dilay Aabihii

Sidoo kale ciidamada booliska ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay gacan ku dhiiglihii dilkan gaystay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS