Maamulka Degmada Wajaale Oo Kormeeray Biyo Mareeno Loo Sameeyay Wadada Halbowlaha Ee Magaalada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Wajaale Oo Kormeeray Biyo Mareeno Loo Sameeyay Wadada Halbowlaha Ee Magaalada
March 2, 2024 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada wajaale oo uu horkacayo gudoomiyaha degmada ayaa maanta kormeer kusoo maray biyo mareeno muhiim ah oo ay usameeyeen wadada halbowlaha ee gudaha magaalada taasi oo ay dhismaheegu gobo gaboobay loona sameeyo meelihii ay biyuhu mari lahaayeen

Gudoomiyaha Degmada Cawil iyo xoghayaha degmada ayaa ka warbixiyay biyo mareenadan iyo muhiimada ay uleeyihiin bad qabka wadada.

COMMENTS
LINKS