WAJAALE NEWS

Golaha Wakiilada Jsl Oo Ansixiyay Odoroska Miisaaniyada 2024!

HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii saaka ku meel mariyay odoraska miisaaniyada qaranka ee 2024 kaasi oo ay ucodeeyeen 41mudane halka ay ka diideen 6mudane.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version