Wasiirka Warfaafinta Jsl Ee Dhaliilo Culus Ujeediyay Xisbiga Waddani Iyo Sobobta ! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Jsl Ee Dhaliilo Culus Ujeediyay Xisbiga Waddani Iyo Sobobta !
March 3, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland cali mareexaan ayaa dhaliilo culus ujeediyay xisbiga mucaaridka ee waddani isagoo ku eedeeyay in aanay qadiyada somaliland uga jawaabin maamulka somaliya.

COMMENTS
LINKS