WAJAALE NEWS

Wasiirka Warfaafinta Jsl Ee Dhaliilo Culus Ujeediyay Xisbiga Waddani Iyo Sobobta !

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland cali mareexaan ayaa dhaliilo culus ujeediyay xisbiga mucaaridka ee waddani isagoo ku eedeeyay in aanay qadiyada somaliland uga jawaabin maamulka somaliya.

Exit mobile version