Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Oo Ceel Biyood Ka Dhagax Dhigay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil Ee Berbera! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Oo Ceel Biyood Ka Dhagax Dhigay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil Ee Berbera!
March 4, 2024 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Wasiirka wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil iyo Degmada Berbera ayaa  ceelal biyoodle lagu kordhinayo biyaha berbera ka dhacday duleedka magaalada berbera kuwaasi oo ay meelgalinayaan haayado caalamiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS