WAJAALE NEWS

Wasiirka Gaashaandhiga Jsl Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Iyo Saraakiil Ciidan Oo Ka Socotay Dalka Itoobiya!

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay u qaabilsanaha arrimaha Ciidamada ee xafiiska Ethiopia ee Hargeysa iyo saraakiil kale oo Ethiopian ah.

Somaliland iyo Ethiopia ayaa ka wadahadlay iskaashiga dhinaca Ammaanka iyo sii xoojinta xidhiidhka labada dhinac.

Exit mobile version