Madaxwaynaha Jsl Oo Sheegay In Ay Dhamaadeen Xeerarkii Doorashooyinku Sanadka Loo Diyaargoroobayo Doorasho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Sheegay In Ay Dhamaadeen Xeerarkii Doorashooyinku Sanadka Loo Diyaargoroobayo Doorasho.
March 5, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi ayaa sheegay in ay soo dhamaadeen xeerarkii lagu galayay doorashooyinka dalka islamarkaana sanad loo diyaargaroobaya in dalka ay dhacaan doorashooyin nabad ah oo cidii ku guulaysatadna la hambalyeeyo.

COMMENTS
LINKS