Caaqil Cumar Cismaan Oo Ka Hadlay Caleemo saarka Suldaan Beeshiisu ku Kala Qaybsantay Iyo Baaqa Uu Udiray Bulshada Reer Awdal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Caaqil Cumar Cismaan Oo Ka Hadlay Caleemo saarka Suldaan Beeshiisu ku Kala Qaybsantay Iyo Baaqa Uu Udiray Bulshada Reer Awdal.
March 5, 2024 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Caaqil Cumar Cismaa Aw muxumed oo kamid ah madhaqameedka gobolka awdal aya wax laga xukuumado ku tilmaamay suldaan maalintii shalay lagu caleemo saaray boorama kaasi oo ay ku kala qaybsantay beesha reer nuur, maadama uu jooga suldaankii guud ee beeshu

Sidoo kale caaqil cumar baaq udiray beeshiisa nuur kaasi oo ah sidii loo ilaalin lahaa midnimada beesha.

COMMENTS
LINKS