Suldaan Cabdiraxmaan Dhawal Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Cabdiraxmaan Dhawal Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa
March 6, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suldaan Cabdiraxmaan Dhawal oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland islamarkaana mudo safar caafimaad ugu maqnaa Dalka Hindiya ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee caasimada hargaysa

Soo dhawaynta suldaanka ayaa waxaa kazoo qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan, madaxdhaqameed iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

COMMENTS
LINKS