WAJAALE NEWS

Suldaan Cabdiraxmaan Dhawal Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa

HARGAYSA(W,N)-Suldaan Cabdiraxmaan Dhawal oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland islamarkaana mudo safar caafimaad ugu maqnaa Dalka Hindiya ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee caasimada hargaysa

Soo dhawaynta suldaanka ayaa waxaa kazoo qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan, madaxdhaqameed iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Exit mobile version