Munaasibad lagu Taageerayo Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Munaasibad lagu Taageerayo Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa
March 6, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah siyaasiyiinta ,aqoonyahan reer Somaliland ayaa maanta magaalada hargaysa ku qabtay munaasibad lagu taageerayo heshiiska somaliland iyo itoobiya dhawaan wada gaadheen iyo muhiimada uu uleeyahay Somaliland.

COMMENTS
LINKS