WAJAALE NEWS

Munaasibad lagu Taageerayo Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah siyaasiyiinta ,aqoonyahan reer Somaliland ayaa maanta magaalada hargaysa ku qabtay munaasibad lagu taageerayo heshiiska somaliland iyo itoobiya dhawaan wada gaadheen iyo muhiimada uu uleeyahay Somaliland.

Exit mobile version