Maxkamada Dastuuriga ah Ee Jsl Oo Qaraar Kasoo Saartay Xeerkii Doorashooyinka Iyo Nuxurka Qodobada Ay Laashay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Dastuuriga ah Ee Jsl Oo Qaraar Kasoo Saartay Xeerkii Doorashooyinka Iyo Nuxurka Qodobada Ay Laashay!
March 7, 2024 - Written by Editor:

Maxkamadda Sare ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta go’aan ka soo saartay Dacwad Dastuuri ah oo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku usoo gudbiyey isaga oo tixraacaya qoraalka Maxweynaha, Dacwadaasi oo nuxurkeedu ku saabsanaa waafaqsanaan la’aanta Wax-ka-bedelka iyo Kaabista Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diwaangalinta Codbixiyaasha Xeer Lr 91/2023.

Go’aankii oo dhamaystiran hoos ka akhriso.

 

COMMENTS
LINKS