Munaasibad Casho Sharaf Ah Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marwada Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Huda Barkhad. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Munaasibad Casho Sharaf Ah Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marwada Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Huda Barkhad.
March 7, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Munaasibad casho sharaf ah ayaa habeenkii xalay lagu maamuusay marwada madaxwayinihii hore ee Somaliland daahir riyaale Marwo Huda Barkhad Aadan taasi oo lagu qabtay magaalada hargaysa.

Munaasibadan lagu maamuusay marwo huda barkhad ayaa waxaa soo agaasintay Filsan Xuseen Khaliif taasi oo ay kazoo qaybgaleen xubno kamid ah haweenka xilalka ka haya xukuumada madaxwayne biixi iyo haweenka tiro badan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS