Hadhimo Sharafeed Degmada Arabsiyo Loogu Sameeyay Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Samaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hadhimo Sharafeed Degmada Arabsiyo Loogu Sameeyay Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Samaale.
March 7, 2024 - Written by Editor:

ARABSIYO(W,N)-Madaxdhaqameedka, Dhalinyarada Iyo Haldoorka degmo Dalxiiseedka Arabsiyo ayaa Munaasibad Hadhimo sharafeeda Ku maamuusay Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Abdicasiis Maxamed Samaale  Oo Ay weheliyaan agaasimaha Guud ee Wasaarada caafimaadka Dr Xergeeye, Gudoomiyaha Haayada Aafooyinka .

Kulankani ayaa Daarnaa Is xogwaraysiga Siyaasada dalka , tabashada Bulshada arabsiyo, Iyo U diyaargarawga Doorashooyinka dalka .

Kulankani Oo Qaatay saacado Badan ayaa  Waxa Xusid Mudan in Bulshada Qaybaheeda Kala duwan ee Ku sugnaa Shirkani ay soo Bandhigeen Damacooda Siyaasadeed , Tabashada ay Ka qabaan Xisbul xaakimka Kulmiye Waxana uu Kulankaasi kusoo dhamaaday Is Fahan iyo kulamo Kale

COMMENTS
LINKS