Maamulka Somaliya Oo Ku Fashilantay Inay Hawada Ka Celiso Diyaarado Somaliland U Socday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Somaliya Oo Ku Fashilantay Inay Hawada Ka Celiso Diyaarado Somaliland U Socday
March 8, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka somaliya ayaa maanta ku guuldaraystay in ay hawada Somaliland ka celiyaan diyaarado usocday Somaliland kuwaasi oo maamulka hawada Somaliland kaga adkaaday in ay diyaaradahan ku hagaan si bad qabta in ay ufadhiistaan madaarada Somaliland

COMMENTS
LINKS