WAJAALE NEWS

Maamulka Somaliya Oo Ku Fashilantay Inay Hawada Ka Celiso Diyaarado Somaliland U Socday

HARGAYSA(W,N)-Maamulka somaliya ayaa maanta ku guuldaraystay in ay hawada Somaliland ka celiyaan diyaarado usocday Somaliland kuwaasi oo maamulka hawada Somaliland kaga adkaaday in ay diyaaradahan ku hagaan si bad qabta in ay ufadhiistaan madaarada Somaliland

Exit mobile version