WAJAALE NEWS

Ergeyga Uqaabilsan Midowga Yurub Qaddiyadda Somaliland Oo kulan Layeeshay Xildhibanada Talyaaniga!

ROMA(W,,N)-Ergayga Uqaabilsan midowga yurub qadiyada aqoonsi raadinta Jamhuuriyada Somaliland oo safar ku jooga dalka dalka talyaaniga ayaa kulamo la qaatay xildhibaano katirsan baarlamaanka dalkaasi kuwaasi oo uu kala hadlay qadiyada somaliland.

Exit mobile version