WAJAALE NEWS

Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Kulan La Qaatay Bulshada Degmada Allaybaday!

ALLAYBADAY(W,N)-Madaxdhaqameedka, Waxgaradka iyo Maamulka degmada Allaybaday ayaa Maanta Hadhimo sharafeed Soo dhawayn Iyo Is xogwaraysi ah La Qaatay Gudoomiyaha 1aad ee Xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Maxamed Samaale.

Gudoomiyaha Iyo wafti Uu Hogaaminayo Ayaa maanta Gaadhay degmada Allaybaday  Ujeedka Safarkan Ayaa daarnaa Is xogwaraysi Guud Waxanay Gudoomiyaha iyo Bulshadu saaka Ku Wadda shaaheeyeen goobaha Bulshadu Ku Kulanto Ee Magaalada Allaybaday.

Exit mobile version