Komishanka Doorashooynka Jsl Oo War Cusub kasoo Saaray Qabsoomida Doorashada Iyo Dhaqangalka Xeerkii Ay Mudada Sugayeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooynka Jsl Oo War Cusub kasoo Saaray Qabsoomida Doorashada Iyo Dhaqangalka Xeerkii Ay Mudada Sugayeen.
March 9, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa soo dhaweeyay dhaqangalinta xeerka isasaarka doorashooyinka oo uu maanta sexeexay madaxwaynaha Somaliland kaasi oo ay sheegeen in uu muhiim u yahay qabsoomida doorashooyinka madaxtooyada iyo ururada oo ka dhaca Somaliland

Sidoo kale komishanka doorashooyinka ayaa sheegay in ay diyaar yihiin qabashada doorashada islamarkaana ay Somaliland udhaqaaqday dhinaca hirgalinta doorashooyinka iyo hanaanka dimuqraadiyada.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS