Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Reer Gabiley Oo Markale Ka Hadlay Cadaalad Daro Lagula Kacay Qoys Agoon Ah Iyo Fariinta Ay Udireen Gudoomiyaha Maxkamada Sare. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Reer Gabiley Oo Markale Ka Hadlay Cadaalad Daro Lagula Kacay Qoys Agoon Ah Iyo Fariinta Ay Udireen Gudoomiyaha Maxkamada Sare.
March 9, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah waxgaradka iyo dhalinyarada magaalada gabiley ayaa markale si adag uga hadlay qoys agoon ah oo garsoorka somaliland cadaalad daro iyo awood sheegayo ku hayaan, iyo sidii ay wax ugu dhaceen + cida haysata

Sidoo kale waxgaradka reer gabiley ayaa si toos ula hadlay gudoomiyaha maxkamada sare ee jsl aadan xaaji cali kaasi oo ay ka dalbadeen in uu cadaalada sugo.

Dhanka kale waxgaradka reer gabiley ayaa jawaab siiyay odoyaal dhawaan berbera kala soo hadlay kana markhaati furay cabashada qoyskan agoonta ahi qabo.

 

COMMENTS
LINKS