Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Xadhiga ka Jaray Wado Casriya Oo Laga Hirgaliyay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Xadhiga ka Jaray Wado Casriya Oo Laga Hirgaliyay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.
March 10, 2024 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Masuuliyiin xukuumada katirsan maamulka gobolka gabiley iyo degmada wajaale ayaa maanta xadhiga ka jaray wadada halbowlaha magaalada wajaale oo dhismaheegu dhamaaday.

COMMENTS
LINKS