Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay Curashada Bisha Ramadaan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay Curashada Bisha Ramadaan
March 10, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland iyo gudida la socodka curashada bisha ramadaan ayaa si rasmi ah caawa ushaaciyay in bisha ramadaan islamarkaana maalinta bari ah la soomi doono.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS