Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Dib Udhis Ku Samaynaysa Dugsiga 18may Ee Xaafada Jig Jiga Yar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Dib Udhis Ku Samaynaysa Dugsiga 18may Ee Xaafada Jig Jiga Yar.
March 11, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha dawlada hoose ee caasimada hargaysa iyo masuuiyiin kale ayaa booqday dugsiga hoose dhexe ee 18may ee degmada ibraahim koodbuur kaasi oo ay dawlada hoose dib udhis iyo dayactir kusamaynayso.

COMMENTS
LINKS