Dhacdo Naxdinle; Hooyo Umul Ah Oo Gaadhi Dawlada Hoose Leedahay Si Badheedh Ah Ujiidhay Iyo Xog Waranka Ehelada Marxuumada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhacdo Naxdinle; Hooyo Umul Ah Oo Gaadhi Dawlada Hoose Leedahay Si Badheedh Ah Ujiidhay Iyo Xog Waranka Ehelada Marxuumada!
March 12, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dhacdo argagax oo maanta ka dhacday xaafada bada cas ee magaalada hargaysa kadib markio gaadhi dawlada hoose ee hargaysi leedahay si badheedh ah ujiidhay hooyo umul ah taasi oo isla goobtii ku geeriyootay

Ehelada marxuumada iyo dadkale oo goob joog ah ayaa ka waramay sidii dilkan foosha xunle udhacday iyo waxa sobobay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS