Urur Siyaasadeedka Waabari Oo Kulan Afur Iyo Casho Ah Ku Maamuusay Warbaahinta Gobolka Gabiley! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Urur Siyaasadeedka Waabari Oo Kulan Afur Iyo Casho Ah Ku Maamuusay Warbaahinta Gobolka Gabiley!
March 12, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Afhayeenka Urur Siyaasadeedka Waabari Ayaa Kulan Afur Iyo Casho Shafareed ah Ku Maamuusay Warbaahinta Gobolka Gabiley!

Afhayeenka Urur siyaasadeedka Waaberi Maxamed faarax Miigane Ayaa Kulan Afur Iyo Casho Sharafeed Ku Maamuusay Warbaahinta ka hawlgasha  Gobolka Gabiley taasi caawa ka qabsoomay magaalo madaxda Gobolka Gabiley ee Gabileu

Ujeedka Kulankani Uu AFhayeenka Urur Waabari la qaatay Waraabinta Gabiley Ayaa Ahaa Is Xog waraysi Dhex Maray Masuuliyiinta Ururka Waabari Iyo Warbaahinta Gobolka Gabiley.

Afhayeenka Ururka ahna Xoghayaha Warfaafinta Ee Ururka Waabari Maxamed Faarax Miigane Ayaa Waxa Sidoo Kale Ku Wehelinayay Kulankani Agaasimaha Xarunta Dhexe Ee Ururka Ahna Xoghayaha Ganacsiga Ee Urur Siyaasadeed Ee Waabari.

COMMENTS
LINKS