Aabe Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Ciidamo Qarsooni Raadinayaa Iyo Halka Uu ku Ilaalinayo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aabe Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Ciidamo Qarsooni Raadinayaa Iyo Halka Uu ku Ilaalinayo!
March 12, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Aabe uwaramay Tvga  Horyaal ayaa ka hadlay dhaco lasoo daristay iyo wiil uu dhalay oo uu ka ilaalinayo ciidamo qarsoon oo ugu hanjabay in bahdil ku samayn doonaan hadii ay gacanta ku dhigaan

Sidoo kale aabahan ayaa sheegay in uu hubaynayo Inankiisa islamarkaana uu iska difaaci doono kooxdan ciidanka ee uu sheegay in ay raadinayaan

HALKAN KAGA BOGO XOGWARANKA DHACDDAN;

COMMENTS
LINKS