Madaxwaynaha Jabuuti Oo Qarsan Kari Waayay Nacayb Uu Uqabo Somaliland Iyo Saamaynta Uu Ku Yeeshay Heshiiskii Itoobiya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jabuuti Oo Qarsan Kari Waayay Nacayb Uu Uqabo Somaliland Iyo Saamaynta Uu Ku Yeeshay Heshiiskii Itoobiya!
March 12, 2024 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil Cumar geele oo lalayeeshay waraysi ayaa qarsan kari waayay nacayb uu uqabo shacabka Somaliland iyo saamaynta uu ku yeeshay heshiskii Somaliland la gashay dalka itoobiya

Madaxwayne geele ayaa ku calaacalay in heshiiska Somaliland iyo itoobiya ku ahaa midi dhabarka lagaga hayo islamarkaana sheegay in wakhtigii heshiiska la diyaarinayay uu madaxwaynaha Somaliland joogay jabuuti balse aanu waxba kala soconsiinin talaabada uu qaadayo.

COMMENTS
LINKS